Kusoo dhawaada waxbarashada furan

Dhamaan ardayda doonesso inay bartaan madooyinka diiniga iyo luqada carabiga markazka wuxuu u hayaa barnaamij lamagac bahay wax barasahda furan oo ka haqaltirayo ardayda dhamaan baahidooda waxbrasho