Xagee Kahelaa Buugagta

Buugagta muqararka ee waxbarqasahda waxaa kahelaa meel walba aad joogtid, waxaana haatan diyaar ah fasalka 1 aad iyo 2 aad ee dugsei sidookale waxaa diyaara buugagta luqada carabiga heerka kobaad iyo kan labaad.

Markazku wuxuu leeyahay buugaag cayiman oo gooniya waxaana laga heli karaa wadama badan oo katirsan Africa Europe  Asia iyo America hadaba waixii faafahin ah kala xiriir +2516533701(maamulka).