Macaahida Kuxiran Markazka Irtiqaa

Waxaa kamid ah  Macaahida kuxiran Markazka Irtiqaa Machadka ANAJAAX oo Kuyaalo Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan

Machadka Alnajaax : waxaa la,aasaasay Sanadka 2016 January

Ahdaafta Uguwaaweyn Machadka waxaa ka midah Xoojinta iyo Faafinta luqadda carabiga Bulshada soomalida ee muslimka ah dhadeeda .

Machadka wuxuu bixiyaa Dhamaan maadooyinka Luqadda Carabiga Iyadoo ardayda laga dhisaayo Maadooyinka Carabiga iyo Tarbiyada islaamka (dugsiga sare – dhaxe iyo hoose)