Isdiiwaan geli

Dhamaan ardayda markazka Irtiqaa waxaa la ogaysiinayaa in isdiiwaangelinta markazka qeebigiisa kala duwan ay socoto
Waxaana loogu baaqayaa dhamaan walalaha danaynaya in ay bartaan madooyinka diiniga ee asaaska ah iyo luqada Carabiga in uu markazka bixinayo koorsooyin gaabgaaban kuwaas oo lahabeeyay oona horumarsan.
Koorsooyinka markazka uu bixinayo waxaa kamid ah
Dugsi hoose Dugsi dhexe Dusi Sare iyo Luqada Carabiga.
Halkaan ka aqriso Shuruudaha.